Sideen ku baray aan Xamse Hadalka?
Xamse, oo ah wiilkayga, wuxuu lahaa caalamado muujinaya inuu yahay ilmo hadalku kasoo daahay, taas oo qayb ka ahayd astaamaha autism-ka. Markii aan arkay in hadalkiisu soo daahay, waxaan go’aansaday inaan ka caawiyo sidii uu hadalka ugu horumari lahaa. Waxaan u gudbiyay khubaro ku takhasustay Tababarka Hadalka iyo Afka (Speech and Language Therapy). Markaan […]
Sideen ku baray aan Xamse Hadalka? Read More »