Sababtaan boggaan u sameeyey
Waxaan ahay hooyo heystaa saddex caruur ah. Caruurtayda mid ka mid ah ayaa waxuu qaba otisim/autism. Waxaana ahay kalkaaliso caafimaad, oo muddo dheer waddanka UK ka hawl galaysay, haddana waxaan ku gudo jiraa diyaarinta shahaadada masters ka kalkaalisonimada caafimaadka si aan aqoonteyda usii balaadhiyo. Maaddadii ugu horreysay ee aan ka baranayey barnaamijka shahaadada waxay […]
Sababtaan boggaan u sameeyey Read More »